Forex Training dhameystiran

  • 5
2 hours on-demand video
$ 9.99

Brief Introduction

Noqo master forex basikis

Description

************Kusoo soo dhowaw full Forex basic training************

    koorsadan waa koorso ana ugu tala galay qof cusub iyo qof aanan horay ufahmin Forex basic.

hadii aad sifiican udaawato waxaad kafaaidi doontaa sida looga heer koowaad adiga oo dhameystiran, halka dad badan oo maanta trader ah eysan fahmin waxyaabo badan oon videogan kaga hadlay.

· Wa maxay Forex?

· Taariikhda Forex?

· Lacagaha ugu awooda badan?

· Murqata weeynta suuqa?

· Habka uu ushaqeeyo suuqa?

· Waqtiyada suuqa furanyahy?iyo waqtiga uu xirmo?

· wa maxay spread?

· wa maxay ASk price iy Bid?

· sidee loo xisaabiyaa lotosize

· sidee qasaaraha loo kala xisaabiyaa

· Waa maxay MT4?sideese loo isticmaala?

· sidee suuq sell loo dhahaa

· sidee loo BUY gareeyaa

· waa maxay Tradingview?sideese loo isticmaalaa?

· iyo waxyaabo badan oo muhiim ah.

Requirements

  • Requirements
  • Computer,laptop ama teleefan
  • Hammi in aad uhaayso horay usocod

Knowledge

  • ************Kusoo soo dhowaw full Forex basic training************
  • · Wa maxay Forex?
  • · Taariikhda Forex?
  • · Lacagaha ugu awooda badan?
  • · Murqata weeynta suuqa?
  • Habka uu ushaqeeyo suuqa?
  • Waqtiyada suuqa furanyahy
  • iyo waqtiga uu xirmo
  • wa maxay spread?
  • isticmaalka MT4
  • Isticmaalka Tradingviewga
  • iyo cahira kale oo hoos kuxusan
$ 9.99
Somali
Available now
2 hours on-demand video
Ahmed Salaahudiin
Udemy

Instructor

Ahmed Salaahudiin

  • 5 Raiting
Share
Saved Course list
Cancel
Get Course Update
Computer Courses