Forex Strategy Somali

  • 2.3
3 hours on-demand video
$ 9.99

Brief Introduction

Strategy miro dhal ku ah suuqa Forex Trading

Description

Casharadan taxanaha ah waxaan ugu tala galay dhamaan ardada  dhibaato kahaaysato suuqa Forex Trading. Hadii aad tahy qof in badan lacag looga qaatay in wax labaro maanta wixii kadanbeyo waxaad noqon doontaa qof suuqa isku filnaankagaaro kadib markaa ad coursadan dhameeyso.

Si suuqan aad uga meel gaarto waxaad ubaahantahy in aad fahantay habka eey kushaqeeyaan dadka suuqan sida eey rabaan kaxeeyo.chart patterns waa habka ugu wanaagsan ee lagu tilmaamo in uu suuqani kushaqeeyo,Aniga ahanateyda waxaan xitaa kutrade gareeyay news ayada oo suuqa kasocdo.

Waxwalbo waxey ubaahanthay tijaabo iyo isku dey badan, balse hadii aad raacdo sida aan kuugu sharxay waxaan filayaa in aad inbadan kafaaidi doonto..

coursada waxey kakoobantahy:

1.Technical analyses

2. Tradingview

3. Charpatterns

         Reversal patterns

         continuation patterns

Requirements

  • Requirements
  • Basic iyo intermediate waa inaad aqoon uleedahy
$ 9.99
Somali
Available now
3 hours on-demand video
Ahmed Salaahudiin
Udemy

Instructor

Ahmed Salaahudiin

  • 2.3 Raiting
Share
Saved Course list
Cancel
Get Course Update
Computer Courses