Baro sida loo maamulo Lacagtaada

  • 5
2 hours on-demand video
$ 9.99

Brief Introduction

How to manage your personal finances

Description

Courskan waxaa bixinaya Dr.Abdifatah Abukar Nur oo ah macalin qabiir ku ah dhinaca finance waliba kasita shahaado caalami ah oo uu kaqaatay IQN oo kutaala UK magaceeduna yahay CFS (Certified Finance Specialist).

Coursekan wuxuu kuu sahlayaa inaad baratid sida loo maamulo lacagtaada kasoo bilow helida lacagta, yareynta qarashaadkaaga, savegareynta lacagtaada iyo maalgashigaba.

Waxaa kubarandoontaa:

1. Sida lacagta loo daba galo

2. Sida loo ogaado ilaha lacagaha kaso galaan

3. Sida loo yareeyo qarashaadka kusoo gala

4. Sida loo savegareysto lacagta

5. Sida loo maalgashto lacagta

Waxaa coursekan bixinaya Dr.Abdifatah Abukar Nur oo bare ka ah Caawiye Online College

Requirements

  • Requirements
  • Waxba uguma baahnid inaad horey wax usoo aragtid
$ 9.99
Somali
Available now
2 hours on-demand video
Caawiye Online College
Udemy

Instructor

Share
Saved Course list
Cancel
Get Course Update
Computer Courses